| By Bosaso Media -
Mon 02 Aug 2010 |
|
Garowe: 1 Augest oo oo ku Beegneyd Sanadguuradii 12aad ee Aa
Munaasabadaan ayaa waxaa aheyd mid Lagu Maamuusayay Sanad Guuradii 12aad xiligii dhidibada loo taagey Maamulka Puntland taariikhdun ay ku beegneyd 1998 waxaana lagu Qabtey xarunta Dalxiiska ee Garowe iyadoo Munaasabad la mida tanoo kalena ay ka Dhacdey Ma....
|
| Today's date : Wed 08 Sep 2010 |
|
FAALO: Awr ku kacsigii shalay abaalkiisa yimid!
Qabqablayaashii isu ekeen jiray wadaniyiinta ee abaabuli jirey mudaaharadyadii ka dhici jirey dalalka Yurub ee ka dhanka ahaa DFKMGS uu madaxda ka ahaa Mudane Cabdullahi Yuusuf Axmed Yeey meeye? . . .
|
|
Fadlan u gargaar gabadhaan xanuunsan.
"Waxan dhaman ku wargelineynaa umada Soomaliyeed iney nala caawiyaan si walba oo ay awoodaan gabadhaan magaceeda layirahdo Amina Mohamed Adan.. . .
|
|
Australia oo Sagootisay W./Maliyadda Puntland (SAWIRO)
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed, mudane Faarax Cali Shire oo maal mahan ku joogey booqasho shaqo Dalka Australia ayaa wuxuu ka qayb galay shirar kala duwan oo daba joog ah oo uu la yeelanayay, Madaxda kala duwan ee Dowlada Australia. . .
|
|
Wasiirada Maaliyada Puntland & Australia oo Kulan Yeeshay
Wasiirka Maaliyada Puntland, Mudane Faarax Cali Jaamac oo booqasho rasmi ah hadda ku jooga dalka Australia ayaa maalintii bisha Juun ahayd 18ka kulan rasmi ah la qaatay Wasiirka Maaliyada ee Dalka Australia Mudane Lindsay Tanner. Labada Wasiir ayaa si qot. . .
|
|
Wasiirka Maaliyada Puntland & Jaaliyada Australia (SAWIRO)
Maalintii 2da Juunyo 2010 waxaa soo gaaray dalka Australia magaalada Melbourne Farah Jama Wasiirka Maaliyada ee Dawlad Goboleedka Puntland, Soomaalia. Wasiirka ayaa maalintii Khamiista ee bishu ahayd 10 Juun ka qaybgalay xaflad ay ku soo dhowaynayeen dadw. . .
|
|
Puntland Daispora Forum oo Farac Cusub Laga Furay Dalka Indi
Waxaa caawa shir balaaran iskugu yimid Ardayda Reer Puntland ee wadanka India waxkabarata, Shirkaas waxaa lagu lafagurayey sida ay suurgal ku tahay in Wadanka India laga Hirgaliyo Farac Cusub oo kamida Ururka Golaha Qurbajoogta Puntland ama Puntland Daisp. . .
|
|
MUQDISHO: Dowladda KMG ah oo dagaal isku diyaarinaysa ciidam
Muqdisho(Bosaso-media)- Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa diyaarisay ciidamo horleh oo ay kula dagaalamayso kooxaha kacdoonka wada ee dagaalada kala soo horjeed, waxaana meelo badan oo magaalada Muqdisho ka mid ah inta ay ka arrimiso Dowladda KMG ah ay d. . .
|
|
Bacaadweyne: Xurguf colaadeed oo ka jirta Bacaadweyne.
Bacaadweyne(Bosaso-media)- Wararka naga soo gaaraya deegaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xiisado calaadee ay deegaankaasi ka aloosan yihiin ka dib markii maalintii shalay ay ku dagaalameen labo beelood oo halkaasi wada daga.. . .
|
|
26-KII JANAAYO: bilowgii Qaran jabka Soomaaliya.
26-01-1991 ayaa shacabka Soomaaliyeed intooda badan waxay u dabaal degayeen una sacaba tumayeen Jabhadii hubeysnaa ee talada dalka ka tuuray xukuumadii Milateriga aheyd ee Maxamed Siyaad Barre Madaxda ka ahaa, hase ahaatee shacabkii xiligaasi caleemaha qo. . .
|
|
Deeq isugu jirta Daawooyin iyo Qalab Caafimaad oo lagu waree
Garoowe:- Bosasomedia.com:- Isbitaalka wayn ee Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa waxaa la soo gaarsiiyey agab isugujira daawo iyo qalab caafimaad, waxaana mucaawimadaas soo gaarsiiyey Drs. Idil Maxamuud Jaamac oo ka mida Jaliyad. . .
|
|
Faarax Cali Shire oo Ku Gacan seyrey Lacagta Tuugta TFG
Maamulka Puntland ayaa soo saaray go’aan ku saabsan lacago cusub oo shilin Soomaali ah oo la sheegayo inay soo daabacayso dawladda federalka Soomaaliya. Wasiirka maaliyadda Puntland Faarax Cali Jaamac oo BBCda u warramay, ayaa sheegay in lacagta cusubi. . .
|
|
Records 2 to 17 of 1697
|
|
|